Passer au contenu principal

Messages

Affichage des messages du juillet, 2010

5) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 5aad oo aan ku soo xidhayo goo-gooskan. Walaalayaal, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad. Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 5aad una dambaysa goo-gooskan : Tarbiyad, asluub, qoys, iwm. Daawasho wacan.

4) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 4aad: Walaalayaal, horta ciid wanaasan Jabuuti 27 Jun 2010. Ciid wanaagsan Canada : July 1 2010. Intaa ka dib, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad. Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 4aad: Tarbiyad, asluub, qoys, iwm. Daawasho wacan.