Passer au contenu principal

Messages

Affichage des messages du juin, 2010

Spécial 27 Juin : Il faut aider le président Guelleh.

SPECIAL 27 JUIN Nous fêtons le 33ème anniversaire de notre indépendance nationale. Déjà? Oui, déjà! À cette occasion, je souhaite bonheur et prospérité à tous les djiboutiens. Habituellement, les citoyens de tous les pays de la terre font le bilan à chaque fête nationale. Chez nous, comme d’habitude, selon le régime et sa presse, tout va au mieux dans le meilleur des mondes possible. Ainsi, * «Le sectaire bancaire en premier, Ismail Omar Guelleh vient d'inaugurer en personne la 9ème banque» dixit la feuille de choux. À quand la Bourse de Djibouti avec Guelleh à la cloche, chaque matin, à l’ouverture? Il semble que tout va bien. La preuve: les banques, IOG en ouvre à la pelle. Toutefois, à y regarder de plus près, l'on peut se demander, sans être parano, s’agit-il de vraies banques ou plus simplement de planques pour blanchir l’argent sale et les fortunes mal acquises de toute la région? Jugez par vous-même. Faites quelques recoupements. Jetez un coup d’œil aux rapports des o

3) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 3aad: Walaalayaal, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad. Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 3aad: Tacliin, tarbiyad, asluub, iwm. Daawasho wacan.

2) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 2aad: Walaalayaal, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad. Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 2aad: Ujeeedada laga lahaa shirkii 20kii Marso 2010ka, iwm. Daawasho wacan.

1) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 1aad: Walaalayaal, horta raali ahaada muddada badan ee aan amusnaa. Intaa ka dib, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.) Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 1aad: Araar guud, wadani-nimo, astaamaha shirkii 20kii Marso 2010ka, iwm. Daawasho wacan.