Sidii ballantu ahayd, halkan ka dawaada maqaallado is dabajoog ah oo la xidhiidha sanad guurihii 44aad ee ka soo wareegay xasuuqii bahalnimo ee cidamada guumaysiga Faransiisku kula kaceen dadka rayidka ah ee reer Jabuuti ee aan waxba galabsan, 19kii Mars 1967 . Aniga oo ah Xasan C. Aadan, iga gudooma vidéogan aan qabtay 19 malmood ka hor doorashada madaxweyne-nimo ee 8da avril 2011 . Dawasho wacan.
"Waxay sartay saawirtii kuwii soofaha marsaday" C.Askari (la vieille lame a fait saigner ceux qui l'ont affuté).