Passer au contenu principal

Messages

Affichage des messages portant l'étiquette af somali

Banaan-bax ka dhacay Ottawa

Banaanbax ka dhan ah keli-taliyaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo isusoo sharaxaadda madaxnimo ee aan wafasanayn dastuurka (oo dhigaya qofna inaanu hayn karin laba goor wax ka badan, madax-weyne nimada Jamhuuridda Jabuuti) iyaa shalay ( 19 Feb 2011 min 1:00 illa 2:30 gallinka dambe ) lagu qabtay sabadka Baarlamanka Canada ee ku yaal caasimadda Ottawa. Banaan-baxaa Ottawa waxa lagu tageerayey banaanbaxyadii ka dhacay Jabuuti jimcihii 18kii Feb. 2011ka ee ay soo ababuleen dhammaan kooxaha iyo xisbiyada macaaridka ee Jabuuti iyo waliba, ururada u halgama xuquuqda aadamiyaha. Wararkii u dambeeyay waxay shegayaan kumayaal jeelasha loo taxaabay bilaa xukun oo qaar lagu hayo xerooyinka ku yaal gudaha iyo debeda caasimadda Jabuuti ee ay leeyihiin cidamadu (Boolis, Qoofiyad cas, Milatari...). Dadka la hayo, waxa ka mid ah: Jean-Paul Cabdi iyo Faarax Aabadiid Xildiid . Waxa kele oo la sheegayaa dhimasho dhowr ah oo laakin muran badani ka taagan yahay tirakoobkeeda. Waxa se aan shaki ka jirin in ay ...

2) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 2aad: Walaalayaal, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad. Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 2aad: Ujeeedada laga lahaa shirkii 20kii Marso 2010ka, iwm. Daawasho wacan.

1) Maxaa jira, maxaa jiray?

Qaybta 1aad: Walaalayaal, horta raali ahaada muddada badan ee aan amusnaa. Intaa ka dib, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.) Waraysigii: Cabdiraxiim “ Waajib ” iyo Mahdi Talyaani “ Kulanka ”. Qaybta 1aad: Araar guud, wadani-nimo, astaamaha shirkii 20kii Marso 2010ka, iwm. Daawasho wacan.

Une bibliothèque vient de brûler

Innaa Lillaah wa innaa Ileyhi rajicuun. Je viens d'apprendre la triste nouvelle de la mort du grand abwan Hassan Elmi Diriyeh (AHN) appelé à Allah, le samedi 11 juillet 2009. Feu Hassan a laissé dans le deuil 6 de ses enfants et 10 petits-enfants, à qui je dis 'Samir iyo imaan' . Quant au marxuun, je prie Allah de lui ouvrir toutes grandes les portes de son paradis. Né en 1933 à Djibouti, Hassan Elmi a fait autorité dans le domaine de la culture en langue somalie pendant plus de 50 ans. Il était auteur . Au cours de sa longue carrière, il a écrit un nombre incalculable de pièces de théâtre comme «sadex baa isku fantay» . Toutes les chanteuses et tous les chanteurs djiboutiens connus ont chanté plusieurs dizaines des chansons écrites par le marxun (Saïd Hamargod, Abdi Nour, Neima Djama, Nadifo Hadji, Fadoun Doualeh, Ismahan Houmed, etc.) Il fut acteur et comédien. Il a fait partie des plus grands maîtres du rire djiboutien. Il a joué aux côtés de Ibrahim Gadhlé (AHN), de ...