Qaybta 1aad:
Walaalayaal, horta raali ahaada muddada badan ee aan amusnaa. Intaa ka dib, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.)
Waraysigii: Cabdiraxiim “Waajib” iyo Mahdi Talyaani “Kulanka”.
Qaybta 1aad: Araar guud, wadani-nimo, astaamaha shirkii 20kii Marso 2010ka, iwm. Daawasho wacan.

Commentaires
Publier un commentaire