Qaybta 3aad:
Walaalayaal, waxaad halkan ka dawan doontaan tusaalooyin goo-goos ah (musalsal) oo aan kaga waramayo shirkii ku begnaa xuskii xasuuqii ka dhacay Jabuuti 19kii Maarso, 1967kii ee gumaysiga Faransiisku kula kacay umadda reer Jabuuti. Waxa kele oon waliba ka hadli doona arrimo kele oo badan oo aan fikirkayga ka dhiibanayo (bulsho, waxbarasho & barbaarin, siyaasad, iwm.). Ku soo dhowaada qaybta labaad.
Waraysigii: Cabdiraxiim “Waajib” iyo Mahdi Talyaani “Kulanka”.
Qaybta 3aad: Tacliin, tarbiyad, asluub, iwm. Daawasho wacan.

Commentaires
Publier un commentaire