Akhriste halkan ka daawo nin ku gaadhan direyskii xisbiga RPP oo ay runta wajiga kaga dhufteen dhallinta xaafadda Quartier 3 (Kartiyee Turwaa) oo ah xaafadaha ugu qadiimisan magaalada Djibouti (Jabuuti). “40 sanadood iyaad been noo sheegayseen. Xaafadda noo dhaafa!”.
Waxa ayaan darro ah ninkan weeran astaamaha cagaaran ee RPP (xisbiga taliska 40 jirka ku socda ee Ismaaciil Cumar Geelle) waa Dr Maxamed Cabdiraxmaan “Surri-Surr” oo ah run ahaantii aqoonhayan (dhaxtar takhasus ah) oo naga mudnaa ixtiraam badan. Waxa is-weydiin le, waxa kusoo celiyay heer “guul-wade”?
Reer Quartier 3 (Kartiyee Turwaa) hadalkooga waxa loo akhrisan karaa docteeroow : “Surri baa lagu yidhi Surri-Surri”. Annaguna haddaan nahay Djiboutii.net waxaan leenahay “Aqoonyahanoow afkaaga iyo wajigaaga ilaasho haddii kale is-bedel-doonka dhinac ka raac”
Source : Djiboutii.net

Commentaires
Publier un commentaire